Trump oo soo bandhigay Naqshada cusub ee Diyaaradaha Air Force One (Daaw Sawirro)

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Warbaahinta usoo bandhigay nashqada cusub ee yeelaneyso diyaaradaha ay adeegsato Madaxtooyada Mareykanka ee loo yaqaan ‘Air Force One’. Donald Trump ayaa naqshadan cusub ee loo sameenayo diyaaradaha Madaxtooyada Mareykanka soo bandhigay xili uu wareysi gaar ah siinayay  telefishinka ABC ee laga leeyahay Mareykanka. Naqshadda cusub ee diyaaradaha Air Force One ayaa lagu … Continue reading Trump oo soo bandhigay Naqshada cusub ee Diyaaradaha Air Force One (Daaw Sawirro)